Monday, April 29, 2024

Haweeneyda Angela Merkel oo markii afraad ku guuleystay Doorashada Dalka Germany

Hogaamiyaha Jarmalka Haweeneyda Angela Merkel ayaa markii afraad ku guuleysatay doorashada guud ee dalka Jarmalka.

Doorashadii maanta ka dhacay guud ahaan dalka Germany ayaa isbaheysiga qunyar socodka ay hogaamiso Angela Merkel ee  CDU/CSU ayaa helay codad dhan 32.5% sida lagu shaaciyay natiijadii ugu horeysay ee doorashada Germany.

Isbaheysiga CDU/CSU ayaa weli ah Xisbiga ugu weyn ee ugu codad badan Baarlamaanka Germany, waxaana kaalinta labaad soo galay Xisbiga mucaaradka ee SPD oo helay 20%. haka xisbiga xagjirka midigta ee neceb muslimiinta ay heleen 13.5%,  iyagoo markii ugu  horeysay noqday xisbiga saddexaad ee ugu weyn Germany.

Ad

Graphic showing results of the German election

Iyadoo taageerayaasheeda la hadleysay ayay Mrs Merkel sheegtay inay rajeyneysaay natiijo wanaagsan, inkastoo tartan adag lala galay. Waxayna intaas raacisay inay dhageysan doonto welwelka ay qabaan xisbiga xajirka ah muslim naceybka qaba ee AfD.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON