Friday, May 3, 2024

Haweeney is daldashay oo meydkeeda laga helay Tuulo ka tirsan Gobolka Mudug

Wararka laga helayo  degaanka Taaroge ee ka tirsan Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Haweenay ka midahayd dadka degaankaasi is daldashay, iyadoo meydkeeda la helay geed ay iska xirtay.

Dadak degaanka ayaa sheegay in Haweenayda is dal-dashay ay ahayd ilaa iyo 35 sano jir, isla markaana ay iskeed isu dishay markii adeegsaday xarig ay isku marjisay, markii ay Geed weyn iska soo laad aadisay.

Dhacdadan oo lama filaan ku noqotay dadka degaanka ayaan la ogeyn sababta keentay nafteeda disho, waxaana halkaasi gaaray Ciidamada oo meydkeeda ka qaaday goobtaasi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON