Thursday, May 2, 2024

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo ka soo degay Garoonka Muqdisho [Sawirro]

GUddoomiyaha cusub  ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhoweyd kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Waxaa garoonka ku soo dhoweeyay mas’uuliyiinta Gobolka Banaadir, madax kala duwan iyo dadweyne fara badan, waxaana loo gelbiyay xarunta madaxtooyada.

Ms’uuliyiinta soo dhoweeyay, waxaa ka mid aha guddoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir, xildhibaano iyo qeybaha kala duwan iyo guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir.

Ad

Goddoomiyaha cusub ayaa la sheegay  in caawa loo sameeyo xaflad soo dhoweyn ah, halka Sabtida soo socota uu xilka kala wareegayo guddoomiyihii hore Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Guddoomiyaha oo dhowaan xilka loo magacaabay ayaa ku maqnaa dalka Mareykanka, halkaasoo uu ku soo wareejiyay xilkii qunsulka safaaraddda Mareykanka ee uu hore u hayay.

DAAWO SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON