Thursday, May 2, 2024

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan la leh Guddoomiyaha xayiraadda saaran tahay ee Barlamanka

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi iyo xubno la socda ay kulan hadda la leeyihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh.

Kulankan ayaa imaanaya kadib markii ilaalada madaxtooyada ay guddoomiye Mursal ka hor istaageen inuu tago xarunta Villa Hargeysa ee xafiiskiisu ku yaallo, halkaasoo uu shir jaraa’id ku qaban lahaa.

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo xubnaha la socda ayaa wada waanwaan uu ku doonayo inuu xal ugu helo dhibaatada ka dhalatay mooshinka laga keenay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON