Friday, May 3, 2024

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo Afhayeen u magacaabay Wasiir ka tirsan K/Galbeed [Akhriso]

Golaha Iskaashiga maamul Goboleedyada ayaa sameystay afhayeen cusub, waxaana xilkaasi loo magacaabay wasiir ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Golaha oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha golahaasi oo ah madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa C/llaahi Sheekh Xasan oo ah wasiirka Dastuurka maamulka K/Galbeed loogu magacaabay afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad Goboleeyada.

Magacaabidda ayaan la ogeysiin ama aanu la socon madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo hadda bannaanka ka taagan Golahaasi, waxaana la ogeysiiyay afarta madaxweyne ee maamul Goboleedyada kale.

Ad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON