Thursday, May 2, 2024

DEGDEG: Madaxda Maamul Goboleedyada oo Khudbado ka jeediyay Shirka London

Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa xilligan ka hadlaya shirka arrimaha Soomaaliya ee ka socda magaalada London.

Shirka oo galabta lasoo gabagabeynayo ayuu sheegay safiirka UK ee Soomaaliya David Concar in madaxda maamulada la siiyay khudbado taageero ah oo ay ku barbar istaagayaan madaxweynaha Soomaaliya, kuna muujinayaan midnimo si looga adkaado Alsahbaab.

Khudbooyinka rasmiga ah ee xeritaanka shirka iyo war-murtiyeedka laga soo saarayo ayaa dib la isugu soo laaban doonaa 5 Galabnimo oo 15 daqiiqo dhiman, waxayna khudbadaha la siiyay madaxda maamul goboleedyada yihiin kuwo taageero muujin ah.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON