Friday, May 3, 2024

DEGDEG: Madaxda Isbaheysiga Mucaaradka Kenya oo ka baxay Xarunta Guddiga Doorashada

Madaxda Mucaaradka Kenya oo goor dhow saxaafadda kula hadlay xarunta guddiga Doorashada ee Bomas ayaa sheegay inaysan qeyb ka noqon doonin ku dhawaaqista natiijada ayna qaadaceen natiijada.

Madaxda Isbaheysiga mucaaradka ee NASA ayaa ka baxay xarunta BOMAS ee lagu shaacinayo natiijada doorashada, iyagoo ku dooday inaan cabashadoodii aan waxba laga qaban, waxayna sheegeen in guddiga ku wargeliyay  in dacwadooda ay eegi doonaan marka natiijada rasmiga ah lagu dhawaaqo.

Madaxda Mucaaradka ayaa tallaabadan u qaaday inay ku qaadaan natiijo kasta oo xilligan uu shaaciyo Guddiga doorashada Kenya ee IEBC.

Ad

Dhinaca akle Madaxweynaha Xilka haya Uhuru Kenyatta oo lagu wado in lagu dhawaaqo inuu mar labaad ku guuleystay xilka ayaa yimid xarunta taageerayaashiisa ku sugayaan natiijada doorashada ee KICC, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay ku xigeenkiisa William Ruto.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON