Sunday, May 5, 2024

Dadweyne fara badan oo ku xoomay Guriga Maxamed Saalax & Ciidamo Booliska oo la geeyay [Sawirro]

Dadweyne iyo taageerayaal fara badan ayaa ku xoomay Guriga uu degan yahay laacibka reer Masar ee Mohamed Saalah kadib markii uu dib ugu laabtay dalkiisa.

Baraha bulshada ayaa waxaa qabsaday warka ku sabasan inuu soo laabtay Laacibka, taasoo keentay in Gurigiisa ay boqolaal tagaan, dadka tegaya iyadoo doonaya inay arkaan  oo ay wasiiro la galaan ciyaaryahanka xulka Masar iyo kooxda Liverpool  Mohamed Salah.

Markii ay dadkii sii kordheen ayaa la sheegay inay arrinta soo farageliyeen ciidamada Amniga, waxaana Guriga Maxamed Saalax la geeyay Boolis si ay ammaankiisa  ilaaliyaan, ugana hortagaan in xaaladda faraha ka baxdo.

Ad

Ciidamada Booliska Masar ayaa kala dhex galay dadka isugu soo baxay Guriga Maxamed Saalah iyo ciyaaryahanka, waxaana arkayey iyadoo dad fara badan ay isugu tageen halkaasi si ay u arkaan.

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON