Thursday, May 2, 2024

DAAWO: C/raxmaan Faroole oo Muqdisho ka sheegay inuu shareecada islaamka ku xukumayo Soomaaliya

Musharax C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta tegay magaalada Muqdisho, isagoo shir jaraa’id ku qabtay garoonka Aadan Cadde ee caasimadda.

Faroole ayaa sheegay inay tahay markii afraad ee uu yimaado Caasimadda Muqdisho kadib dagaaladii sokeeya kana shaqeeyay sidii dadka Soomaaliyeed uga soo kaban lahaayeen wixii dhacay, loona heli lahaa dowlad Soomaaliyeed oo mideysan.

Musharaxa oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay  haddii la doorto inuu Soomaaliya ku xukumi doono Shareecada islaamka, wuxuuna ka hor yimid in laaluush iyo  lacag la isku doorto, wuxuuna caddeeyay inuusan marna lacag ku bixin doonin doorashada.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON