Thursday, May 2, 2024

DAAWO: Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid & Hub ay ku qabsadeen Laanta-buuro

Al-shabaab ayaa soo bandhigay Gaadiid Dagaal oo ay ku qabsadeen weerarkii weynaa ee habeen hore ay ku qaadeen Saldhigga ciidamada dowladda ee degaanka Laanta Buuro Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Dagaalkaasi ayay kooxda Alshabaab sheegatay inay ku dileen  73 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda, isla markaana ku qabsadeen 9 baabuur oo midkood ay tahay booyad.

 

Ad

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA 

shabab1

shabab2

- Advertisement -

shabab3

shabab4

shabab5

shabab6

- Advertisement -

shabab7

shabab8

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON