Thursday, May 2, 2024

Badmaax Hindi ah oo laga badbaadiyay Burcad badeed qafaalatay oo la geeyay Hobyo [Sawirro]

Ciidamada nabadgsugidda mamulka Galmudug ayaa soo furtay 8 badmaax oo u dhashay dalka Hindiya oo dhowaan ay afduubteen koox burcad badeed ah.

Waxaa lagu heystay degaanka Qararow degmada Hobyo ka tirsanm, waxaana ciidamada howlgal oo muddo ku daba jiray lagu soo badbaadiyay 8-da badmaax oo ka mid ahaa shaqaalaha Doon ganacsi oo afduub ahaan loo geeyay xeebaha degmada Hobyo.

Waxaa kaloo gacanta lagu dhigay 4  kamida burcad badeedka, waxaana burcadaas loo qaaday magaalada Galkacyo, halka Badmaaxyadii la soo badbaadiyey ay gaareendegmada Hobyo.

Ad

SAWIRRO


 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON