Thursday, May 2, 2024

AKHRISO: Taariikhda Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.

Wasiirka cusub ayaa ah aqoonyahan iyo ganacsade, isagoo sidoo kale lasoo shaqeeyay hay’adaha Qaramada Midoobay, waxaana magacaabidiisa ay kusoo beegantay iyadoo xiisad siyaasadeed ka dhex taagan tahay dowladda Soomaaliya iyo siyaasiyiin mucaarad ah oo ay isku jufo yihiin wasiirkan cusub.

Taariikhda Wasiirka Cusub Cabdi Maxamed Sabriye

Ad

Mudane Cabdi Mohamed Sabriye waxaa uu ku dhashay Dhuusamareeb 1957-dii, isaga oo waxbarashada hoose ku qaatay ( Matabaan), dhexe (Dhuusamareeb) iyo Sare (Galkacyo), kadib waxaa Jaamacadda heerka 1aad kuliyadda Injineeriga ka dhameeyay Gaheyr isaga oo Master ka qaatay Newcastle University.

Saqada:

Mr. Cabdi Mohamed Sabriye, sanadihii 1982-1990-kii, waxaa uu ka shaqeyn jiray wasaaradda howlaha guud, wakaaladda dhismaha.

- Advertisement -

1994: Waxaa uu ka shaqeeyay ururka midowga Afrika, waaxda guriyeyta iyo bey’ada, waxaa kale oo uu muddo ka shaqeynayey UNDP.

1994-2018: Waxaa uu ahaa ganacsade.

January 4, 2018: Waxaa loo magacaabay Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Mohamed Sabriye.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON