Friday, May 3, 2024

9 xildhibaan oo isu sharxay laba Kursi oo ka bannaan Guddiga Dastuurka & Xildhibaanno la dhaariyey…

Fadhigii 10-aad ee kalfadhiga shanaad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo uu ku furmay 156 xildhibaan kadibna wuxuu gaaray 175.

Kulanka ayaa ugu horeyn lagu dhaariyey saddex xildhibaan oo dhowaan lagu soo doortay magaalada Baydhaba oo kala ahaa: Nuur Siidow Baaba, Cali Sheekh Cabdullahi, Cali Cadow Maxamed., kadibna waxaa la galay akhrinta labaad ee xeerka wax ka bedelka Betroolka.

Xildhibaanno gaaraya 9 ayaa isu sharxay buuxinta laba xubnood ee ka banaan, Guddiga Dib u eegistiisa Dastuurka Soomaaliya, iyadoo la bilaabay in loo codeeyo xubnahaasi ka mid noqonaya guddiga. Xildhibaanada ayaa si toos ah ugu codeynaya xubnahan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON