Thursday, May 2, 2024

DHAGEYSO: Taliyaha Ciidamada oo saraakiisha sare ka dalbaday inay xilalka wareejiyaan

Taliyaha ciidamada Dalka xoogga Soomaaliyeed  Gen. Maxamed Aadan Axmed oo ka qeybgalayey kulan todobaadkiiba ay isugu yimaadaan taliyaasha ciidamada Soomaaliya ayaa hadal kulul u jeediyay  ciidamada xoogga Soomaaliyeed isagoo sheegay in saraakiisha hore ee ciidamada ay fashil dhex fadhiyaan.

Taliyaha oo caro xoog lehi ka muuqato ayaa u sheegay saraakiisha sare  in an la aqbaleynin sarkaal ay darajooyin garbaha usaaran yihiin kaasi oo aan daacadnimo u gudaneynin howshii loo xil saaray, wuxuuna u soo jeediyay inay xilalka u banneeyaan saraakiisha yaryar haddii ay sidaasi iska bedeli karin.

“Sarkaal kasta howsha loo igmaday waa lagula xisaabtami doonaa wixii uu qabtay, sidee garaado u wadeynayaa, runtaan idin sheegayaan aan xilalka isaga tagno oon u baneynyo kuwa naga da’da yar ee doonaya inay xilalka gutaan” .

GOOBJOOGE.COM

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON