Thursday, May 2, 2024

Xubnihii Golaha Wasiirada ee dhowaan la magacaabay oo lagu hor dhaariyey Guddoonka Baarlamaanka [Sawirro]

Xarnta Guddoonka Baarlamaanka ee  Villa Hargeysa ayaa maanta lagu dhaariyay xubnihii golaha wasiirada ee uu dhowaan magacaabay Ra’isulwasaare xasan Cali Kheyre.

Dhaarinta waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaliyeed Maxamed Mursal Sheekh, kuxigeenada guddoomyaha Baarlamaanka, Raisalwasaare ku xigeenka, waxaana xubnaha ku soo biiray Golaha wasiirada lagula dardaarmay inay xilalkooda u gutaan sida sharcigu farayo.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON