Monday, April 29, 2024

Xubin ka mida Golaha Wasiirada cusub oo diiday Xilkii loo magacaabay iyo Sababta

Xubintii ugu horeysay ee ka mida Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya ee maanta la magacaabay ayaa ka baxay, iskana diiday xilka loo dhiibay.

Shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay ayuu Maxamed Cabdulqadir oo ku magacaaban Wasiir ku xigeenkii Qorsheynta Soomaaliya oo caddeeyay inuu isu casilay cadaadis uga yimid beeshiisa oo aan u qalmin sida uu sheegay xilka loo magacaabay.

Wasiir xku xigeenkan ayaa ah nin dhalinyaro, wuxuuna kasoo jeeda beesha Carab-saalax – Mehri Ismaciil ee Puntland, iyadoo ay isku awood qeybsi yihiin Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin, taasoo keentay in beeshaasi ay wasiir heli weydo.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON