Wednesday, May 1, 2024

Xildhibaanno iyo Senatoro sameeyey Guddi qaabilsan xog ururinta iyo dabagalka Askarta ku maqan Eritrea

Xildhibaabo iyo Senatoro ka ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa sameeyay Guddi la socda xaaladda askarta ku maqan daka Eritrea iyo dabagalka xaaladooda.

Guddigan waxaa hoggaaminaya Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Abshir Axmed Maxamed (Bukhaari), waxaana ka mida xildhibaano ka tirsan labada aqal iyo Waalidiinta ay wiilashooda ku maqan yihiin dalka Eritrea.

Shaqada Guddigan ayaa waxaa ka mida inay tirakoob ku sameeyaan dhalinyarrada askar ahaanta loogu qaaday dalka Eritrea, inay abaaulaan sharci yaqaano dacwad kusoo ooga kiiska, inay xiriiro la sameeyaan Ra’iisal wasaaraha iyo Qaramada Midoobay iyo inay shaqada wadaan inta dib looga soo celinayo dhalinyaradaasi.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON