Thursday, May 2, 2024

Xildhibaanada keenay Mooshinka Madaxweynaha oo jawaab 7 bog ah u qoray Guddoomiyaha Barlamanka

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa caawa qeybiyay qoraal ka kooban 7 bog oo xildhibaanada keenay Mooshinka Madaxweynaha ay ugu jawaabayaan qoraalkii 6-da Bog ka koobnaa ee uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyadoo dalbaday in Mooshinkooda la socodsiiyo.

Mooshin-madaxweyne01

Qoraalka xildhibaanada wada Mooshinka waxaa lagu eedeeyay guddoomiyaha Baarlamaanka inuu jebiyay sharciga waxaana looga hadlay qaabka ay tahay in loo socodsiiyo Mooshinka, iyadoo looga digay in la kala qeybiyo xildhibaanada Baarlamaanka.

Ad

 GUJI HALKAN SI AAD U AKHRISO QORAALKA

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON