Thursday, May 2, 2024

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee aan la dhaarin oo Geeriyooday

Xuildhibaan ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Dowladda Federaalka ayaa goor dhoweyd la shaaciyey inuu geeriyooday.

Xildhibaan Maxamuud Muxumed Kuulow oo ka mid ahaa Xildhibaanadii dhowaad lagu doortay magaalad Kismaayo ee kusoo baxay kursiga HOP079 ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in Xildhibaanka meydkiisa laga helay qolkii uu deganaa, mana jiraamn faahdaahin kale oo laga hayo xaaladda geeridiisa.

Ad

Xildhibaanka Geeriyooday ayaa 21-kii Bishii hore ee Febraayo 2022, kusoo baxay doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland.

.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON