Monday, April 29, 2024

Xasan Sheekh iyo Lafta-gareen oo booqday Xerooyinka Barakacayaasha Abaarta ee Baydhaba

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud oo ay wehliyaan wasiiro iyo madaxweynaha K/Gabeed ayaa maanta kormeeray Xerooyinka dadka kasoo barakacay Abaartu ee ku nool Magaalada Baydhabo.

Kormeerka ayey warbixin uga dhageysteen dadka barakacayaasha ah, waxayna soo eegeen xaaladda ay ku nool yihiin dadkaasi oo ay ku jiraan qaar dhowaan soo degay xerooyinka.

Waxaa madaxweyne Xasan Sheekh la socday wasiiro ka tirsan xukuumadda xilgaarsiinta iyo xildhibaanno ka tiran labada Gole.

Ad

Xasan Sheekh ayaa maalintii labaad ku sugan magaalada Baydhaba oo uu safarkiisii ugu horeeyay intii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya ka bilaabay magaaladaasi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON