Thursday, May 2, 2024

Wararkii ugu danbeeyay Ganacsade Caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dil khaarijin ah uu goor dhoweyd oo Caawa ah ka dhacay degmda Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.

Dilka oo ay geysteen koox dabley ah ayaa ka dhacay xaafadda Koodka ee degmada Xamarweyne, waxaana toogasho lagu dilay ganacsade magaciisa lagu sheegay Muuse Mackow, iyadoo dableydii dilka geysatay goobta ka baxsadeen.

Dadka degaanka ayaa sheegay in koox dabley ah ay ganacstada afar xabbadood uga dhufteen madaxa, isagoo isla goobta ku geeriyooday, waxaana goobta gaaray ciidamada amniga saldhigga Xamarweyne.

Ad

Ganacsadaha la dilay caawa ayaa ka ganacsan jiray Khudaarta, iyadoo aan la ogeyn sababta loo dilay iyo cidda dishay toona.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON