Thursday, May 2, 2024

WAR CUSUB: Maamul K/Galbeed oo ciidamo difaaca u dirtay Sheekh Mukhtaar Roobow

Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maamulka Koonfur Galbeed ciidamo u diray difaaca Wadaadka caanka ah ee ka mid ahaa madaxdii Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow.

Warkan cusub ayaa sheegaya in Maamulka uu hoggaamiyo Shariif Xasan ee Koonfur Galbeed uu maanta ciidamo u diray gobolka Bakool si ay gacan u siiyaan Mukhtar Roobow Cali (Abu-Mansuur) oo la filayo inay dagaal ku qaadaan maleeshiyada kooxda Alshbaab.

Tallaabadan ayaa ka danbeysay kadib markii maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay ku dhowaadeen saldhig uu ku sugan yahay Sheekh Roobow oo ku taalla degaanka Abaal oo 20 KM u jirta xarunta gobolka Bakool e Xudur.

Ad

Abuu Mansuur ayaa dhowaan laga saaray liiska shaqsiyaad si weyn ay u doonaysay dawladda Maraykanka, iyadoo lagala noqday lacag madaxiisa la dul dhigay. waxayna arrintan keentay in Alshabaab weerar u diyaariyaan Sheekhan oo hore uga mid ahaa madaxda Alshabaab.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON