Wednesday, May 1, 2024

SAWIRRO: Muuqaalka ilbiriqsiyo ka hor Qarixii Soope ee 14 Oktoobar oo la helay & Gaariga Qarxay

30 Maalmood ayaa laga joogaa markii qarixii weynaa ee lahu hoobtay uu ka dhacay Isgoyska KM 5 ee Soope magaalada Muqdisho, oo ay ku dhinteen dad ka badan 400 qof.

Qaraxa oo ahaa kii ugu qasaaraha badnaa ee Soomaaliya soo mara abid ayaa maanta la helay sawir muujinaya ilbiqirsiyo ka hore intii aanu qaraxu dhicin sidii ay ahayd xaaladda Isgoyska Siioe iyo ciriirigii uu ku jiray.

Waxaa sawirka ka muuqda gaariga weyn ee Qarxay  iyo dadkii faraha badnaa ee goobta ku sugnaa intii aan qaraxu galaafan, waxaana muuqaalkan laga soo jaray Kaamerada CCTV ee ku xirnaa qaar ka mid dhismooyinka goobtaasi.

Ad

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

QARAXA KADIB

- Advertisement -

Somalia Blast Toll at 237 as Residents Protest Al-Shabab

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON