Wednesday, May 1, 2024

Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Milateriga oo caawa lagu dilay Hoygiisa magaalada Muqdisho

Koox dabley ah ayaa caawa gurigiisa ku weerartay sarkaal hore uga tirsanaa ciidamada milateriga Soomaaliya.

Weerarkan ayaa ka dhacay degmada Xamarjabab ee gobolka Banaadir, waxaana dableya ay hoygiisa ku dhex toogteen, kuna dileen Nuur Cali Isaaq oo ka tirsanaa ciidamadii hore ee milateriga Soomaaliya

Dableyda falkan geysatay ayaa baxsatay iyadoo markaas kadib ay goobta soo gaareen ciidamada amniga.

Ad

Falalka dilka ee ku sii kordhaya Muqdisho ayaa yimid kadib doorashadii madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxaana isla maanta magaalada lagu dilay haweeney ka mida shaqaalaha nadaafadda Gobolka Banaadir.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON