Thursday, May 2, 2024

Safiirka Dalka Qatar ee Suudaan oo kaalmo Lacageed guddoonsiiyay dhaawacyadii qaraxii Zoobe [Sawirro]

Safiirka dawlada Qatar ufadhiya dalka Suudaan  Raashid Al-Nucayni ayaa booqday oo kaalmo lacageed guddoonsiiyay dhaawacyada qaraxii Soope ee lagu daweynayo dalka Suudaan, kuwaasoo kharashkooda ay bixineyso dowladda Qatar.

Safiirka Raashid Al-Nucayni ayaa  uu si joogta ah ula socdaa xaalada bukaanadii ku dhaawacmay qaraxi muqdisho 14-kii bishii Oktoober 2017-kii ee isgoyska Zoobe ka dhacay waxaana uu u fidiyaa taageero maaliyadeed ee ay u baahan yihiin, waxaana uu xog-ogaal u noqday xaaladooda caafimaad oo ay markasta ku sugunyihiin.

Daryeelkan iyo kawarqabkaan maaha mid lala yaabo, waayo waa mid kamid ah dhaqanka dawlada Qatar aadbayna u mahadsanyihiin dawladaha Qatar iyo dalka Suudaan taakulada iyo daryeelka ay lagarab taagan yihiin walaalahooda Soomaaliyeed.

Ad

Dawlada Qatar ayaa marwalba lagarab taagan shacbiga Soomaaliyeed kaalmooyin isug jira taageero maaliyadeed ee u fidiyaan dhaawacyadii qaraxii Zoobe ee lageeyay dalka Suudaan iyo hay’adahooda samafalka oo si joogta ah wax ugu qabta shacbiga Soomaaliyeed.

SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON