Wednesday, May 1, 2024

Muxuu Guddoomiye Cali Jeyte uga baxay Guddi qaabilsanaa Taakuleynta Ciidamada..?

Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay Guddigii Taakuleeynta ciidamada Dib u xoreeynta Gobolka Hiiraan.

Qoraal uu soo saaray Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayuu ku sheegay inuu Guddigu galay habacsanaan, diyaarna u ahayn inuu qabto howlihii loo igmaday ay keentay inuu ka baxo Guddigaasi.

Wuxuu sidoo kale qoraalkiisa ku sheegay inuu ku hoowlan yahay sidii loo xaqiijin lahaa Dadaalada amniga xasiloonidda Gobalka Hiiraan iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isla markaana uu dardar gelinayo howlaha baaxadda leg ee wajibaadka qaran ee saaran.

Ad

Guddigan ayaa hore u soo bandhigay Akoono lacag loogu ururiyo ciidamada iyo howlgallada ka socda Gobolka Hiiraan, iyagoo dalka iyo dibadda lacago ka ururiyay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON