Wednesday, May 1, 2024

Nabadoon caana oo caawa toogasho lagu dilay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho in fal toogasho ah uu caawa maqribnimadii ka dhacay magaalada.

Falkan ayaa ka dhacay  xaafadda suuq Bacaac ee degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dabley hubeysan ay toogasho ku dileen oday da’ ah oo ahaa nabadoon caan ah.

Nabadoonka toogashada lagu dilay  magacaabi jiray Cabdulle Xasan Xureey. Dableyda dilka geysatay ay ka baxsaday goobta.

Ad

Falalka khaarijinta iyo qaraxyada ayaa si weyn u kordhay caasimadda muddooyinkan danbe, kadib markii uu xilka la wareegay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Alshabaab ayaa ku hanjabtay inay sii xoojin doonto weerarada.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON