Wednesday, May 1, 2024

Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha oo boqolaal shacab kula tukaday salaada ciida masjidka Isbaheysiga: SAWIRRO

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta la ciiday boqolaal shacab ah oo kasoo qeybgalay tukushada Salaada Ciidul Fitriga ee masjidka Isbaheysiga.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dadkii ku sugnaa masjidka Isbaheysiga intii uu gaaray hal hal u gacan qaaday isagoo kala qeyb galay farxada ciida.

Salaada kaddib ayuu madaxwaynaha khudbad uu ka jeediyay masjidka wuxuu shacabka ugu baaqay inay dowladda kala shaqeeyaan amniga si looga hortago cid kasta oo xasilloonida kasoo horjeeda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON