Sunday, May 5, 2024

Maamulka Somaliland oo si lama filaan ah Xabsiga uga sii daayey Milkiilihii Astaan TV

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Milkiilihii Astaan TV laga sii daayay Xabsiga magaalada Hargeysa.

Cabdi-Manaan Yuusuf ayey maxkamadda Gobolka Hargeysa ku xukuntay bishii hore 5 sanadood oo xarig ciqaabeed ah, ganaax lacageed iyo xayiraad lagu rogay warbaahintiisa Astaan TV ee degaanada Somaliland.

Xarigan oo loo arkayey sharci darro iyo mid ganacsi oo lagu doonayey in shirkadiisa lagula wareego ayaan weli la faahfaahin qaabka loo sii daayey milkiilaha Astaan TV C/Manaan Yuusuf.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON