Thursday, May 2, 2024

Guddiga Doorashada Jubbaland oo iska wareejiyey Maamulka Doorasha Madaxweynaha Jubbaland. [Akhriso]

Qoraal ka soo baxay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa lagu sheegay in kadib wadahadal dhex maray Guddiga Doorashada Jubbaland, iyadoo la tixgelinayo soo jeedinta beesha caalamka maamulka Doorashada madaxweynaha Jubbaland lagu wareejiyey Guddoonka cusub ee Baarlamaanka, iyadoo Guddiga Doorashadana uu farsamo ahaan ula shaqeyn doono.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Guddoonka cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa isku raacay in Baarlamaanka lagu wareejiyo hoggaaminta Doorashada Madaxweynaha, Arrintan ayaa timid iyadoo uu guddiga Doorashada Jubbaland Garabka Axmed Madoobe hore u diiday inuu wax ka qabto cabashada ay qabaan xubnaha ka horjeeda Axmed Madoobe.

Tallaabadan ayaan waba ka bedeleynin diidmada Beesha caalamka iyo dowladda Soomaaliya, iyadoo uu gabagabo yahay hannaankii doorashada ee muranka badan ka taagnaa, isla markaana aan dib loogu noqon qaabka xulista Baarlamaanka iyo odayaasha rasmiga ah ee Jubbaland

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON