Monday, April 29, 2024

DHAGEYSO: Ilaalada Safaaradda Turkiga oo rasaas ku furay dadkii ka baxsaday Weerarkii Liido

Milkiilaha Banadir Beach Restautant C/risaaq Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in ciidamada ilaalada Safaaradda Turkiga ay rasaas ku fureen dadkii ka cararay qaraxa iyo weerarka lagu qaaday Baarkiisa.

Isagoo u warramay VOA-da ayuu sheegay in dadka dhintay u badan yihiin shaqaalihii Baarka Banadir Beach Restautant, waxaa falka ay ku kaceen ilaalada Safaaradda Turkiga yahay mid laga naxo oo arxan darro ah, iyadoo looga fadhiyo hay’adaha amniga inay arrintaasi baaritaan ku sameeyaan.

Dhageyso Wareysiga Milkiilaha

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON