Thursday, May 2, 2024

DEGDEG: Joe Biden oo ku guuleystay Doorashadii Madaxweynaha Mareykanka

Musharixii Xisbiga Dimoqraadiga ee Doorashda Mareykanka Joe Biden ayaa hadda lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay Doorashada Madaxeynaha dalka Mareykanka.

Natiijadii ugu danbeysay ee tirinta cododka ayaa muujineysa inuu Biden helay codadkii uu u baahnaa si uu u noqdo Madaxweynaha cusub ee bedelaya Dontal Trump oo afa sano xukumayey dalkaasi.

Natiijadii ugu danbeysay ee la helay ayaa muujineysa inuu Joe Biden ku guuleystay 273 cod markii uu guuleystay Gobolka Pennsylvania, waxaana sidaasi hadda shaaciyey TV-yada NBC, CNN iyo warbaahinta kale ee dalkaasi.

Ad

Joe Biden ayaa noqonaya Madaxweynihii 46-aad ee Mareykanka, waxaana Warbaahinta Mareykanka ay xaqiijisay in Biden uu si buuxda ugu guuleystay cadoadkii Gobolkaasi uu loogu baahnaa inuu noqdo Madaxweynaha cusub ee Mareykanka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON