Thursday, May 2, 2024

Ciidamada Kumaandooska ee DANAB oo la wareegay Garoonka Dhusamareb [Sawirro]

Ciidamada dowladda ee la wareegay amniga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka mida ciidamada sida gaarka ah u tababarran ee milateriga Soomaaliya, loona yaqaan DANAB.

Ciidamadan ayaa la wareegay amniga garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali  Khayre oo maanta  ka dhoofay magaalada Dhuusamareeb uu kormeer ugu tegay ciidamadasi.

Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay si rasmi ah ula wareegeen amniga magaalada Dhuusamareeb, iyadoo ciidamadii hore la geeyay goob ka baxsan magaaladaasi.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON