Thursday, May 2, 2024

C/weli Muudey oo u jawaabay Guddoomiye Jawaari & Baarlamaanka oo yeeshay laba Guddoon iyo laba kooxood [Akhriso]

Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka ayaa difaacay in mooshinka xil ka qaadista guddoomiyaha Golaha Shacabka ah uu sidiisii u taagan yahay isla markaana golaha la horgeyn doono Sabtida 31-ka Maarso.

C/weli Ibraahin Muudey ayaa qoraal uu soo saaray xalay saqdii dhexe kadib ku sheegay in guddoomiye Jawaari aanu wax shir ah guddoomin karin xilli uu mooshin ka yaallo isagoo daliishay isla qodobka ay hore u qabsadeen dhinaca taageersan guddoomiye Jawaari oo ah Qodobka 9aad ee Heer hoosaadka faqradiisa 5-aad.

Xaaladda ayaa hadda u muuqata in barlamaanku u kala qeysamay laba qeybood iyo laba guddoon, waxaana laga cabsi qabaa in qalalaase dhasho ama ay is fara saaraan.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON