Tuesday, April 30, 2024

Alshabaab oo Magaalada Boosaaso ku toogtay sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland, balse…

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab toogteen Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland, falkaasoo ka dhacay magaalada Boosaaso.

Al-shabaab ayaa sheegtay inay dhaawac culus gaarsiiyeen salkaalka oo lagu magacaabo Axmed Nuskiilo, kaasoo ay sheegeen inay dhimisho ahaan ay ugu tageen, balse uu noqday dhaawac culus, waxaana dhaawaciisa lagula tacaalayaa isbitaalka magaalada Boosaaso.

Magaalada Boosaaso ayaa ka mid kuwa ugu horeeya ee falalka khaarijinta ah ay ka fuliyaan kooxda Alshabaab, inkastoo mas’uuliyiinta Puntland aysan weli ka hadlin.

Ad

Al-shabaab ayaa dhawaan la wareegay degaanka Af-urur oo saldhig weyn u ahaa ciidamada daraawiishta Puntalnd ee gobolka Bari, kadib markii deegaankaasi ay faarujiyeen Ciidamadii ku sugnaa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON