Tuesday, April 30, 2024

Alshabaab oo Dagaal Qarax ku bilowday ku qaaday Awdheegle & Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin ah ku qaaday degmada Awdheegle oo dhowaan ay qabsadeen ciidamada dowladda Soomaaliya.

Weerarka ayaa la sheegay inuu ku bilowday Qarax is-miidamin ah oo lagu weeraray Ciidamada Danab ee Milateriga oo ku sugnaa Degmada Awdheegle, waxaana kadib la maqlay rasaas xoog leh oo dhaceysa; iyadoo ay weli soo baxayaan wararka ku saabsan weerarkan.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerarka saaka ay qaadeen Alshabaab, waxaana dadka degaanka laga soo weriyay in jihooyin kala duwan ay rasaas ka maqlayaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON