Wednesday, May 1, 2024

Agaasimaha NISA Mahad Salaad oo Taliye cusub u magacaabay Gobolka Gedo (Waa kuma..?)

Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliye cusub u magacaabay Gobolka Gedo, toddobaad kadib markii qarax lagu dilay taliyihii hore Bakaal Kooke.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Agaasimaha Hay’adda NISA, waxaa taliyaheeda cusub ee Gobolka Gedo loo magacaabay Gen. Jamaal Xasan Sarey oo ka tirsan Kumaandooska ciidamada Milateriga, kaasoo hadda hoggaamin doona ciidamada NISA ee Gobolka Gedo.

Gen. Sareey ayaa la sheegay inuu yahay sarkaal leh tababar sare oo ka tirsan ciidamada Kumaandooska, iyadoo uu la wareegi doono Qorshaha dagaalka AlShabaab ee la filayo inuu ka bilowdo Gobolka Gedo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON