Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in diyaarad Qaad sida ay ku dhacday Garoonka magaalada Caabudwaaq.
Diyaaradda ayaa la sheegay inay Qaadka ka qaaday magaalada Muqdisho, kuna socotay magaalada Gaalkacyo, balse ay ku dhacday xeydaabka Garoonka Caabudwaaq, waxaan gaaray burbur u badan dhinaca hoose.
Lama soo sheegin qasare nafeed oo dhacay, waxaase diyaaradda gaaray burbur xoog leh, iyadoo dadka degaanka ay soo weriyeen inay lugaha u bixi waayeen Diyaaraddapoo siday Qaadka laga keeno dalka Kenya.

Warar Xul ah