Thursday, May 2, 2024

DHAGEYSO: Taliye Cali Gaab oo beeniyay inuu u gacan qaaday Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne

Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Gen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) oo la hadlay saxaafadda ayaa beeniyay inuu jirdil u geystay Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banadir C/qaadir Maxamed C/qaadir.

Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banadir ayaa sheegay in saaka ay Howlgal ka sameeyeen Degmada Xamar-weyne gaar ahaan Wakaaladii hore ee Filimadda  ay gacanta wasaarada warfaafinta ku soo celiyee dhismahaas, isagoo fulinaya amarka taliyaha Booliska.

Sidoo kale Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir ayaa Tilmaamay in aysan jirin Cid uu Gacan u qaaday islamarkaana uu tix galin u haayo Guddoomiyaha Degmada Xamar-weyne.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON