Tuesday, April 30, 2024

Xildhibaankii Su’aalaha adag weydiiyey Madaxweyne Deni oo Dacwad lagu soo oogay & Dalab xasaanad ka qaadis oo…

Xafiiska xeer ilaalinta Puntland ayaa dacwad ku soo oogay xildhibaan Cawil Xasan Daad oo ka tirsan golaha Wakiilada Puntland, isagoo dalbaday in xasaanadda laga qaado xildhibaankaasi si dacwad loogu soo oogo.

Xeer ilaalinta Puntland ayaa soo diyaarisay dacwad ciqaabeed ku wajahan xildhibaanka ka careysiiyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni, waxaana qoraal ka soo baxay xeer ilaaliyaha guud ee mamulka Puntland oo ku socday guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland lagu dalbaday in Xasaanadda looga qaado Xildhibaan Cawil Xasan Daad.

Xeer Ilaalinta Maamulka Puntland waxay qoraal ku soo bandhigtay eedaha loo heysto Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo ku saleysan shan qodob oo ka mida xeerka ciqaabta Soomaaliyeed.

Ad

HOOS KA AKHRISO

No photo description available.
Image may contain: text


Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON