Friday, May 17, 2024

Weriyaha New York Times oo Qormo cajiib ah ka qoray xaaladda Muqdisho & Qarixii shalay

-

- Advertisement -

Weriyaha wargeyska caanka ah ee New York Times ninka lagu magacaabo Jeffrey Gettleman  ayaa Muqdisho ku soo laabtay kadib dhowr sanadood, wuxuuna la kulmay qarixii shalay ka dhacay Hotelka Dayax e magaalada Muqdisho.

Weriyaha ayaa qoraal dheer ka qoray xaaladda Muqdisho, horumarka uu ku arkay iyo dhibaatada weli ka taagan ee qaraxa dhacay uu caddeynta u yahay, wuxuuna si qoto dheer u faaqiday wixii uu ku arkay Muqdishadii hore iyo tan maanta.

HALKAN KA AKHRISO QORMADA OO INGIRIIS KU QORAN

- Advertisement -

Qoraalka kama tarjumayo aragtida Mareegta GOOBJOOGE.NET, wuxuuna gaar u yahay qoraaga ku saxiixan.
The views and opinions expressed in this website are those of the authors and do not necessarily reflect Goobjooge.net's editorial stance.

XULKA WARARKA

WARARKA CUSUB

Xujeydii ugu horeysay sanadkan oo gaaray magaalada Medina iyo Qiimaha Xajka oo..

Dufcadii ugu horeysay Soomaalida sanadkan gudaneysa waajibaadka Xajka ayaa xalay gaaray Magaalada barakeysan ee Medina, iyadoo sanadkan ay Soomaaliya ka xajin doonaan 11,500 Xaaji.Xajka...

Alshabaab lagu Duqeeyay Degaan ka tirsan Galgaduud iyo ciidamo badan oo ku qulqulaya…

Taliska ciidamada Xoogga dalka Somaliya ayaa shaaciyay laba duqeyn oo lagu qaaday maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo ku sugneyd Gobollada Galgaduud iyo Sh/Dhexe.Weerarradan cirka...

Maxkamadda Rafcaanka oo Dil Toogasho ah ku xukuntay Ninkii Gubay Xaaskiisa ee Sayid-Cali

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa Goor dhoweyd ku dhawaaqday xukun ay ku riday eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan iinuu gubay Xaaskiisii Luul...

Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay oo Xafiiska UNSOM Dib ugu soo celiyay Ergeygii Xilliga Farmajo

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa mar kale dib u magcaabay James Swan inuu noqdo sii-hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud...

Maxaa Hoggaamiyaha Khaatumo looga reebay Shirka Madasha Qaran ee Muqdisho..?

Hoggaamiyaha Maamulka Kumeel gaarka ah ee SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Garoonka diyaaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada...

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo furmay iyo Qodobka Culus ee ay isku hayaan Madaxda

Madaxda Madasha Wadatashiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Dalka ayaa goor dhoweyd ka furmay xarunta Madaxtooyada magaalada Muqdisho.Shirkan oo socon doona Muddo...

Ugaaskii 21-aad ee Beesha Xawaadle oo Maanta lagu caleemo saaray Gobolka Hiiraan

Waxaa degaanka Daaro-Ugaas Tuulada Halgan ee gobolka Hiiraan maanta lagu caleemo saarka Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.Ugaaska Yuusuf...

XOGAHA QARSOON

Dowladda Somaliya miyey ka laabatay go’aankii xeritaanka Xafiiska UNSOM..? (Nuxurka Qoraalka Cusub)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal cusub u dirtay Golaha Amniga Qaramada Midoobay, waxayna mar kale ku celisay sida ay u rabto...

Sida loo khaarijiyay G/Dhexe Aadan Biid, Cidda ka dambeysay iyo Siyaasiyiin ka hadlay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa fal Dil khaarijin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dilay Gaashaanle Dhexe Aadan Cumar Ahmed (Aadan...

Yaa ka danbeeya Qarxinta iyo Beegsiga Shaqaalaha iyo Xarumaha Shirkadda Hormuud..?

Waxaa sii kordhaya weerrrada iyo qaraxyada lagu beegsanayo shaqaalaha iyo xarumaha Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee magaalada Muqdisho.Qarixii ugu danbeeyay ayaa dhaliyay dhimashada Lix ka...

Fadeexad Cusub: Leexsiga Raashinka Ciidamada Danab iyo Go’aanka Dowladda Mareykanka

Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay war kasoo saartay Musuqmaasuq ka taagan Saadka dowladda Mareykanka siiso ciidamada Kumaandooska Danab.Qoraalka Wasaaradda ayaa...

AKHRISO QORMOOYINKA KALERELATED
Recommended to you