Wednesday, May 1, 2024

Wasiiru dowlaha cusub ee Xasan Muungaab oo xilka loo dhaariyay

Wasiiru dowlaha cusub ee wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa maanta loo dhaariyay xilka cusub ee loo magacaabay.

Xafladd ka dhacday xarunta Xafiiska Baarlamaanka ee Villa Hargeysa ayaa lagu dhaariyay Muungaab iyadoo Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka hortooda dhaartaasi ka dhacday, waxaana goobjoog ka ahaa xubno ka tirsan golaha wasiirada.

Waxaa xafladda hadallo kooban ka jeediyay xubnaha labada Gole ee ka qeyb galay dhaarta Muungaab iyagoo kula dardaarmay wasiiru Dowlaha ee wasaarada Cadaaladda uu si wanaagsan uga shaqeeyo sinaanta iyo Cadaalada.

Ad

Dhowaan ayaa xilkan loo magacaabay Xasan Muungaab, waxaana uu isla maanta ka qeyb galay kulankii toddobaadlaha ahaaee Golaha Wasiirada.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON