Wednesday, May 1, 2024

Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Dalka Qatar oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay [Sawirro]

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda ee dalka Qatar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

Wafdiga  Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda ee dalka Qatar Suldan Bin Sacad waxaa garoonka diyaaradaha Aden Cadde ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Amniga Maxamed Abukar Islow, wasiiru dowaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo xubno kale.

Wasiiru dowlaha ayaa ka qeyb galaya shirka dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka  ee Muqdisho maanta ka furmaya.

Ad

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON