Wednesday, May 1, 2024

Wasiirada Maaliyadda Federaalka & Maamul Goboleedyada oo qeybsanaya Deeqdii World Bank

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gagabeeyay Shirka wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka oo uu wehliyo Maamulka Gobolka Banaadir.

War-murtiyeed laga soo saray shirkan oo ka socday Hotel ku yaalla Garoonka Muqdisho ayaa lagu heshiiyey in si lagu wada qanacsan yahay loo qeybsado dhaqaalaha kabkii Miisaaniyadda ee laga helay Bankiga Adduunka iyo qodobbo kale oo uu ka mid yahay in la kordhiyo Canshuurka laga qaado Qaadka.

Sidoo kale waxaa lagu heshiiyay in in dakhliga wadanka loo qeybsado qaab ka duwan qaabkii hore iyadoo arrintan loo saaro Guddi farsamo si loo gaaro in wax lagu qeybsado qaab formula ah la isla ogol yahay.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON