Wednesday, May 1, 2024

Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Kulbiyow iyo Madaafiic ay is weydaarsadeen ciidamada Kenya & Alshabab

Wararka laga helayo Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kenya iyo kuwa Alshabaab ay is weydaarsadeen madaafiic.

Duqeynta ayaa saameyn ku yeelatay degaankaasi iyadoo wararka lagu sheegay in Alshabaab ay weerar weyn ku qaadeen Saldhigga ciidamada Kenya ee Kulbiyow aanay isa soo tarin.

Dadka degaanka ayaa sheegay inaysan jirin weerar weyn ama rasaas fool ka fool ah oo labada dhinac ay is weydaarsadeen, balse ay maqleen madaafiicda ay isku tuurayaan labada dhinac.

Ad

Alshabaab ayaa hore saldhigga Kulbiyow ugu qaaday weerar weyn oo lagu dilay ilaa 40 ka mida ciidamada Kenya ee KDF.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON