Wednesday, May 1, 2024

Wararkii ugu danbeeyay ciidamo ka tirsan dowladda oo lagu qarxiyay Duleedka Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la qarxiyay ciidamo ka tirsan dowladd Federaalka.

Ciidamadan ayaa Gaari ay la socdeen lagu qarxiyay Miino dhulka loo geliyay, waxaana qaraxu ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Weydow.

Saddex askari ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen qaraxa iyadoo burburna uu soo gaaray gaarigii ay la socdeen ciidamada oo dhaawacooda loo qaaday isbitaalada magaalada Muqdisho.

Ad

Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka ayaa xaqiijiyay qaraxa lala eegtay ciidamada dowladda ee ka dhacay duleedka magaalada.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON