Wednesday, May 1, 2024

WAR CUSUB: Ra’iisal wasaare Kheyre oo caawa bilaabaya Qorshe cusub oo lagu soo xulayo Golaha Wasiirada

Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa bilaabaya qorshe cusub oo uu ku soo xulayo Golaha  wasiirada.

Qorshahan oo la filayay in laga gudbay ayaa dib u soo laabtay, kaasoo ah in xildhibaanada labada Gole loo qaabilo qaab beel ah, waxaana xogheynta Ra’iisal wasaaraha ay liis u diyaariyeen 5-ta beelood.

Kulamada xildhibaanad beelaha ayaa socon doona muddo saddex maalmood ah sida loo qorsheeyay, waxaana caawa kulanka ugu horeeya la filayaa inuu la yeesho beesha ugu horeysa.

Ad

Liiska Golaha wasiirada ayaa bilow ah, waxaana caqabadda ugu weyn ka imaaneysaa miisaanka beelaha iyo sida loo qeybinayo wasaaraha muhiimka ah, iyadoo isbedel ku dhacay xilalka waaweyn ee madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.

AKHRI CAQABADAHA HORYAALLA MAGACAABIDDA GOLAHA WASIIRADA

Wararkii ugu danbeeyay ee ololaha dhismaha Golaha Wasiirada cusub [Afar Caqabad oo horyaalla]

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON