Wednesday, May 1, 2024

Tirada Askarta Burundi looga dilay Weerarkii Sh/Dhexe oo la shaaciyey & Qasaare badan oo soo gaaray..

Dowladda Burundi ayaa shaaciyey tirada Ciidamad looga dilay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Kolonyo ka tirsan Ciidamadooda ooka dhacay degaanka Gololeey ee duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sarkaal u hadlay Ciidamada dalka Burundi oo ay soo xigatay Wakaaladda Waraka ee AFP ayaa ka sheegay magaalada Bujambura ee Burundi in weerarkaas Ciidamadooda lagu qaaday Sabtidii looga dilay 12 askari, halka 6 kale looga dhaawacay.

“Nasiibdarro 12 kamida Ciidamadeena ayaa la dilay lix kalena waa lagu dhaawacay weerarkii argagixisada Al-Shabaab ku qaadeen ciidamadeena oo kasoo laabtay howolgal kuna socday  magaalada M0uqdisho” ayuu yiri sarkaalka ciidamada Burundi”.

Ad

Alshabaab ayaa sheegatay inay weerarkaasi ku dileen 14 Askari, waana weerarkii labaad oo ciidamo ka tirsan dalka Burundi lagu laayo jidka isku xira Balcad iyo Jowhar.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON