Sunday, May 5, 2024

Tarsan: “Madaxweyne Farmaajo waxaan ku ogahay inuu yahay Nin niyad wanaagsan leh, niyadaas…” [DAAWO]

La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya, horena u soo noqday Guddoomiyaha G/Banaadir iyo musharax madaxweyne ayaa si weyn ugu amaanay madaxweynaha Soomaaliya inuu yahay nin niyad wanaagsan.

Maxamud Axmed Nuur Tarsan oo ka hadlayay hoolka Jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Garowe ayaa dad boqolaal ah u sheegay inuu ku ogyahay madaxweyne Farmaajo inuu yahay nin niyad wanaagsan, Allena uu niyadiisa wanaagsan u yeelayo.

Tarsan ayaa ku afeeftay inuusan iska amaanin madaxda, isla markaana aanu ahayn nin munaafaqeeya, wuxuuna bogaadin huwiyey madaxweyne Farmaajo oo saaxiibadiisii hore  ay intooda badan si weyn uga horjeedaan.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON