Wednesday, May 1, 2024

SAWIRRO: Qaar ka mida Wufuudda ka qeyb galeysa Shirka IOC ee Somalia oo Muqdisho soo gaaray

Wufuudii ugu horeysay ee ka qeyb galeysa shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa soo gaartay magaalada Muqdisho.

Shirkan ayaa berri ka furmaya magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb  galaya wakiilo ka kala socda 15 dal oo arrimaah Soomaaliya qaabilsan, iyadoo markii ugu horeysay shirkaasi ay martigelineyso caasimadda Soomaaliya.

Wufuud ka ka kala socota Boqortooyada Sacuud Carabiya, Turkiga iyo Malaysiya, iyo sidoo kale wafdi uu hoggaaminayo Mudane Danjire Hishaam Yuusuf oo ah Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Ad

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 5 people, including Abdullahi Hassan, people standing and suit

Image may contain: 2 people, people standing

- Advertisement -

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON